Qaamuuska Asalka
toobadla'aan
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Ku sugnaanta lagu sugnaado cibaado la'aan.
Erayo la-mid ah
toob1. Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid. 2. Soo ji…toobNooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan.toobadU noqosho Ilaahay addeciddiisa loo noqdo. ld tawbad.toobadkeen1. T. ah: qof toobadkeenaya. 2. ld toobadkeenid.toobadkeenIlaah addeeciddiisa u noqosho.toobadkeenidld toobadkeen¹ (2).toobalcaaroWax cid laga soo ergado.toobanWax la toobay ahaansho.

