Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tobaneeyo

MagacDhexdhexaadt

Macnaha

Eeg: tobaneeye

Sidoo kale eeg:tobaneeye

Erayo la-mid ah

tobanTirada u dhexeysa sagaal iyo koob iyo toban; “10”. ld toman.tobanaadTirada jagaale, keeda u dhigma tobanka. ld tobnaad.tobaneeyeTiro qiyaasteedu toban ku dhowdahay. ld tobaneeyo.tobanleWarqad turub oo ay ku sawiranyihiin toban calaamadood.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms