Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

toban

MagacLafdheerit

Macnaha

Tirada u dhexeysa sagaal iyo koob iyo toban; “10”. ld toman.

Erayo la-mid ah

tobanaadTirada jagaale, keeda u dhigma tobanka. ld tobnaad.tobaneeyeTiro qiyaasteedu toban ku dhowdahay. ld tobaneeyo.tobanleWarqad turub oo ay ku sawiranyihiin toban calaamadood.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms