Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tirso

FalGoobjoog

Macnaha

/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Wax xisaabasho. 2. (f.g) Ka t.: cid xumaan u geysasho. 3. (f.g) Ka t.: cid xil kala wareegid. 4. (f.mg) La t.: qof la caytamid.

Erayo la-mid ah

tirsameMagac oggolaada in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaamaa wax tir…tirsan1. Wax la tiriyey ahaansho. 2. Ka t.: wax, wax kale ka mid a…tirsanaanld tirsanaansho.tirsanaansho/dh ld tirsanaan.tirsashold tirsi (2).tirsi1. Tiro taxan mid ka mid ah. 2. ld tirsasho.tirsiimoAbyooneyaasha togan ee 1 ,2 ,3... ayaa lagu magacaabaa tiroo…tirsiisXoolaha inteeda dheddig ee xilliga rimi karta.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms