Qaamuuska Asalka
tirsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
1. Wax la tiriyey ahaansho. 2. Ka t.: wax, wax kale ka mid ah ahaansho. 3. Ku t.: wax, wax kale ku jira ahaansho.
Erayo la-mid ah
tirsameMagac oggolaada in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaamaa wax tir…tirsanaanld tirsanaansho.tirsanaansho/dh ld tirsanaan.tirsashold tirsi (2).tirsi1. Tiro taxan mid ka mid ah. 2. ld tirsasho.tirsiimoAbyooneyaasha togan ee 1 ,2 ,3... ayaa lagu magacaabaa tiroo…tirsiisXoolaha inteeda dheddig ee xilliga rimi karta.tirso/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Wax xisaabasho. 2. (f.g) Ka t…

