Qaamuuska Asalka
tirabbeel
MagacLafdheeri
Macnaha
Wax tiradoodu xadkii dhaaftay.
Erayo la-mid ah
tiraab1. Erey, hadal ama dhawaaq afka ka soo baxay. 2. ld tiraabid…tiraabHadal aan qornayn (eeg af tiraab).tiraabHadlid.tiraabidld tiraab¹ (2).tiraale1. (nax.) Tirooyinka cayima inta ay la egtahay tirada shayga…tirabbadanWax mahiigaan ah ahaansho.tirabbadnaanld tirabbadnaansho.tirabbadnaansho/dh ld tirabbadnaan.

