Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tirabbadan

(-dnaa, -dnayd)
Falmg4

Macnaha

Wax mahiigaan ah ahaansho.

Erayo la-mid ah

tiraab1. Erey, hadal ama dhawaaq afka ka soo baxay. 2. ld tiraabid…tiraabHadal aan qornayn (eeg af tiraab).tiraabHadlid.tiraabidld tiraab¹ (2).tiraale1. (nax.) Tirooyinka cayima inta ay la egtahay tirada shayga…tirabbadnaanld tirabbadnaansho.tirabbadnaansho/dh ld tirabbadnaan.tirabbeelWax tiradoodu xadkii dhaaftay.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms