Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tilmaanso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

1. Wax tilmaan u yeelasho. 2. Meel ama wax tilmaantooda xafidid. 3. Meel tilmaanteeda qaadasho.

Erayo la-mid ah

tilmaaman1. Wax latilmaamayahaansho. 2. Wax, wax caan ku ah ahaansho.tilmaameTusma- bixiye, horkace, wade.tilmaame(kiim.) Iskudhis si geddisme ah u beddela midabka, kaas oo k…tilmaame(nax.) Wuxuu tilmaamaa qof ama shay rugtiisa.tilmaamidld tilmaanid.tilmaamid,) Wax u tarid.tilmaamnaanld tilmaamnaansho, tilmaansanaan, til-maansanaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms