Qaamuuska Asalka
tilmaamid,
Falmg
Macnaha
) Wax u tarid.
Erayo la-mid ah
tilmaaman1. Wax latilmaamayahaansho. 2. Wax, wax caan ku ah ahaansho.tilmaameTusma- bixiye, horkace, wade.tilmaame(kiim.) Iskudhis si geddisme ah u beddela midabka, kaas oo k…tilmaame(nax.) Wuxuu tilmaamaa qof ama shay rugtiisa.tilmaamidld tilmaanid.tilmaamnaanld tilmaamnaansho, tilmaansanaan, til-maansanaansho.tilmaamnaansho/dh ld tilmaamnaan.

