Qaamuuska Asalka
tig
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Bahal jiirka u eg oo leh lugo dhaadheer iyo jeenyo aad u gaagaaban. 2. (- go, m.l) Gaari yar oo saddex garan-garood (mid hore iyo labo dambe).
Erayo la-mid ah
tigaadMeel doogatay oo naq badani ka baxay.tigaysoHal lug ku boodid.tigidWarqad hab gaar ah u samaysan oo ay ku qorantahay lacagta qo…tiginQori dhulka lagu aaso si loogu adkeeyo wax la dhisayo.tiglawiligCayaar carruurtu dheesho oo inta lug kaliya ku istaagaan war…tigtigWax la tolayo ama la xirayo dhuujin.tigtiganWeel wax la tigtigay ahaansho.tigtigidld tigtig¹.

