Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tigtigan

(-gnaa, -gnayd)
Falmg4

Macnaha

Weel wax la tigtigay ahaansho.

Erayo la-mid ah

tigtigWax la tolayo ama la xirayo dhuujin.tigtigidld tigtig¹.tigtignaanld tigtig- naansho.tigtignaansho/dh ld tigtignaan.tigtigoWeel iwm xarig ku dhuujin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms