Qaamuuska Asalka
tif
MagacDhexdhexaad
Macnaha
/l 1. (-faf, m.l) T. ah: wax buuxa oo aan dhinnayn. 2. Cad ama daliig dun ah ama caws. 3. Dhibcidda.
Erayo la-mid ah
tifaftirWar iwm si bayaan ah oo qeexan u sheegid.tifaftiranWax la tifaftiray ahaansho.tifaftiraneCuriyaha la tifaftiro sida âninkanâ (âninâ ayaa ah midka tifâŠtifaftireCuriye tifatira mid kale (tus.: ninkan, âkanâ ayaa tifaftireâŠtifaftiridld tifaftirÂč.tifaftirnaanld tifaf-tirnaansho.tifaftirnaansho/dh ld tifaftirnaan.tifanWax la tifay ahaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
