Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tifaftire

(nax.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Curiye tifatira mid kale (tus.: ninkan, “kan” ayaa tifaftire ah).

Erayo la-mid ah

tifaftirWar iwm si bayaan ah oo qeexan u sheegid.tifaftiranWax la tifaftiray ahaansho.tifaftiraneCuriyaha la tifaftiro sida “ninkan” (“nin” ayaa ah midka tif…tifaftiridld tifaftir¹.tifaftirnaanld tifaf-tirnaansho.tifaftirnaansho/dh ld tifaftirnaan.tifanWax la tifay ahaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms