Qaamuuska Asalka
teershari
(jool.)MagacLafdheeri
Macnaha
Erey ay qaar jiyoolojiyiin ah u isticmaalaan laba hormo qeybeed oo hore ama waqtiyo waagii kaynosoyik ee qiyaasta waqtiga jiyoolojiga, kana horraysay (waaxed-quartenary) oo fidsan laga ilaabo ilaa 7 milyan oo sano ilaa hal milyan oo sano ka hor.
Erayo la-mid ah
teerMagacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fo…teerDibkabe tilmaame oo dib looga qodbo magac dhaddig, oo wax am…teeriWaran weyn; kaal.teeriyotambuurCudur ku dhaca qanjirrada dhuunta oo barariya; qaamow- qansh…teermokimistariLaanta kimistariga ee la xiriirta kulka falgalka, cokanoobid…teersiDhir ka kooban geedo gaagaaban iyo geedcawsaad.

