Qaamuuska Asalka
teer
(kuweer, w)MagactiDhexdhexaad
Macnaha
Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tu. “Cali wuxuu rabaa inuu la hadlo teer timid hadda”.