Qaamuuska Asalka
tallaabo
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya. 2. T. qaad: arrin wax ka qabasho. 3. (fk) T.t.: tartiib tartiib. ld tillaabo.
Erayo la-mid ah
tallaabMeel dhanka kale uga gudbid. ld tillaab.tallaabiWax meel ka gudbin. ld tillaabi.tallaabidld tillaabid.tallaabinld tallaabis, tillaabin, tillaabis.tallaabsaddex1. Tallaabada ugu dheer. 2. Wax qof karaankiisa dhaafsan.tallaabsanKa t.: wax meel kale ka shisheeya ahaansho.tallaabsanaanld tallaabsanaansho, tallowsanaan, tallow-sanaansho.tallaabsanaansho/dh ld tallaabsanaan.

