Qaamuuska Asalka
tallaab
(-bay, -btay)Falmg1
Macnaha
Meel dhanka kale uga gudbid. ld tillaab.
Erayo la-mid ah
tallaabiWax meel ka gudbin. ld tillaabi.tallaabidld tillaabid.tallaabinld tallaabis, tillaabin, tillaabis.tallaabo1. Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lug…tallaabsaddex1. Tallaabada ugu dheer. 2. Wax qof karaankiisa dhaafsan.tallaabsanKa t.: wax meel kale ka shisheeya ahaansho.tallaabsanaanld tallaabsanaansho, tallowsanaan, tallow-sanaansho.tallaabsanaansho/dh ld tallaabsanaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
