Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tacliin

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Aqoon habaysan oo la barto.

Erayo la-mid ah

tacliimiCid tacliin barid.tacliinsanQof tacliin leh ahaansho.tacliinsanaanld tacliinsanaansho.tacliinsanaansho/dh ld tacliinsanaan.tacliinxumoWaxbarasho la'aan.tacliiqFaahfaahin laga bixiyo arrin, ra'yi iwm.tacluus1. Cudur, bugto. 2. Juucjuuc.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms