Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tacliimi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Cid tacliin barid.

Erayo la-mid ah

tacliinAqoon habaysan oo la barto.tacliinsanQof tacliin leh ahaansho.tacliinsanaanld tacliinsanaansho.tacliinsanaansho/dh ld tacliinsanaan.tacliinxumoWaxbarasho la'aan.tacliiqFaahfaahin laga bixiyo arrin, ra'yi iwm.tacluus1. Cudur, bugto. 2. Juucjuuc.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms