Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

taako

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Cabbiraadda suulka gacanta iyo fardhexaadda oo fidsan u dhexeysa. 2. Wax, wax kale lagu hakiyo.

Erayo la-mid ah

taakalleelTallan; wiswis; shaki.taakee1. Wax taako ku cabbirid. 2. Wax taako u dhigid. ld taaki.taakeynld taakin.taakhWax qof waqti ka lumiya ama seejiya faa'ido; luggooyo.taakisoJaad diir diirta ka mid ah oo la moodo markay soconayso inay…taakulCid kaalmo siin. ld taakulee.taakulidtaakul. ld taakulayn, taakulo.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms