Qaamuuska Asalka
taakiso
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Jaad diir diirta ka mid ah oo la moodo markay soconayso inay wax taakinayso.
Erayo la-mid ah
taakalleelTallan; wiswis; shaki.taakee1. Wax taako ku cabbirid. 2. Wax taako u dhigid. ld taaki.taakeynld taakin.taakhWax qof waqti ka lumiya ama seejiya faa'ido; luggooyo.taako1. Cabbiraadda suulka gacanta iyo fardhexaadda oo fidsan u dā¦taakulCid kaalmo siin. ld taakulee.taakulidtaakul. ld taakulayn, taakulo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
