Qaamuuska Asalka
taabbaggud
(-day, -dday)Falmg1
Macnaha
Wax meel marid.
Erayo la-mid ah
taab1. Wax xoog ku qabasho. 2. Wax fur ku adkayn.taab1. Xargo isweydaarsan oo gadawga wadaanta iyo dhiilaha loo y…taabac1. Cid raacid. 2. Socod dheereyn ku jirto socosho.taabacsanQof kale raacay ahaansho (qof, wax).taabacsanaanld taabacsanaansho.taabacsanaansho/dh ld taabacsanaan.taabashoHab baaritaan qayb ka mid ah jirka ayadoo si taxaddar leh la…taabashold taabad.

