Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

taabac

(-cay, -cday; -bici)
Falg1

Macnaha

1. Cid raacid. 2. Socod dheereyn ku jirto socosho.

Erayo la-mid ah

taab1. Wax xoog ku qabasho. 2. Wax fur ku adkayn.taab1. Xargo isweydaarsan oo gadawga wadaanta iyo dhiilaha loo y…taabacsanQof kale raacay ahaansho (qof, wax).taabacsanaanld taabacsanaansho.taabacsanaansho/dh ld taabacsanaan.taabashoHab baaritaan qayb ka mid ah jirka ayadoo si taxaddar leh la…taabashold taabad.taabbaggalWax meel maray ama hirgalay ahaansho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms