Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

taa

(kuwaas, w)
MagactiDhexdhexaad

Macnaha

Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas¹

Erayo la-mid ah

taa'ibCid towbakeenid.taa'ibQof toobad la yimid oo wixii hore ka soo noqday.taa'ibid'ib.taab1. Xargo isweydaarsan oo gadawga wadaanta iyo dhiilaha loo y…taab1. Wax xoog ku qabasho. 2. Wax fur ku adkayn.taabac1. Cid raacid. 2. Socod dheereyn ku jirto socosho.taabacsanQof kale raacay ahaansho (qof, wax).taabacsanaanld taabacsanaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms