Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

suuradi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Xoolo, dad iwm tiradooda si mala-awaal ah u qiyaasid.

Erayo la-mid ah

suurSeexasho weyn, saq gelid; gam'id.suurBuunka qiiyamo la yeersho maalinta ee uumiga la xisaabayo.suur1. Muuqaal qurxoon. 2. (-ro, m.l) Qabaal aan ceelka laga qaa…suuraaf1. Isla-wareeg. 2. S. ah: qof socod badan oo dan la'aana sam…suuraaf1. S. ah: gabar inan ah oo gurigooda uga tagtay sabab la'aan…suurad1. Muuqaal ama qaab qof leeyahay. 2. (-do, m.l) 114 qaybood …suuraggalWax rumoobi kara noqosho. ld suurtaggal².suuraggal1. Fursad; awood. 2. S. ah: wax dhici kara. ld suurtaggal¹.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms