Qaamuuska Asalka
suuraaf
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Isla-wareeg. 2. S. ah: qof socod badan oo dan la'aana samayn.
Erayo la-mid ah
suurBuunka qiiyamo la yeersho maalinta ee uumiga la xisaabayo.suurSeexasho weyn, saq gelid; gam'id.suur1. Muuqaal qurxoon. 2. (-ro, m.l) Qabaal aan ceelka laga qaaā¦suurad1. Muuqaal ama qaab qof leeyahay. 2. (-do, m.l) 114 qaybood ā¦suuradiXoolo, dad iwm tiradooda si mala-awaal ah u qiyaasid.suuraggalWax rumoobi kara noqosho. ld suurtaggal².suuraggal1. Fursad; awood. 2. S. ah: wax dhici kara. ld suurtaggal¹.suuraggeliWax dhici kara ka dhigid (hawl iwm). ld suurtaggeli.

