Qaamuuska Asalka
suunni
(-iyo, m.l/-iyaal m.l/dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Mid ka mid ah timaha indhaha korkooda ku yaal.
Erayo la-mid ah
suun1. Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirt…suun1. Ur udgoon. 2. Daal iyo jiirago' safar dheer laga muto.suunWax meel yaal ka qaadid.suunaariFardo nugaaleed qurux badan, leh seyn dheer iyo bacroor dhee…suuncalyeSuun gammaanka lagu dacayo marka xakame la waayo.suuniSabuul yaryar oo ka baxa beer duqowday ama roob yari ku da'a…suunjeegeSuunka gadaal xakamaha ka haya oo jeegada faraska ku aaddan.suunogoysS. ah: haweeney dhalma days ah.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
