Qaamuuska Asalka
suuni
MagacLafdheeri
Macnaha
Sabuul yaryar oo ka baxa beer duqowday ama roob yari ku da'ay.
Erayo la-mid ah
suun1. Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirt…suun1. Ur udgoon. 2. Daal iyo jiirago' safar dheer laga muto.suunWax meel yaal ka qaadid.suunaariFardo nugaaleed qurux badan, leh seyn dheer iyo bacroor dhee…suuncalyeSuun gammaanka lagu dacayo marka xakame la waayo.suunjeegeSuunka gadaal xakamaha ka haya oo jeegada faraska ku aaddan.suunniMid ka mid ah timaha indhaha korkooda ku yaal.suunogoysS. ah: haweeney dhalma days ah.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
