Qaamuuska Asalka
suulgoranyaysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
Wax si suulgoranyo ah u xiran ahaansho. ld suulgorayaysan.
Erayo la-mid ah
suulWax dhammaasho.suulFarta weyn ee sacabka ama cagta ku taal.suulalgoysCarsaanyo. ld suulgoys.suuldaar1. Xiridda hal godlan weyday suulka laga xiro si ay u godlat…suuldaar1. Cid jillaafayn. 2. Hal godlan weydey suulka ka xirid si a…suuldaaranHal suuldaar lagu sameeyey ahaansho.suuldhabaalaynld suuldhabaalays.suuldhabaaleSuulka iyo fardhexaadda gacanta oo si xoog leh laysugu dhuft…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
