Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

suul

(-lal, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Farta weyn ee sacabka ama cagta ku taal.

Erayo la-mid ah

suulalgoysCarsaanyo. ld suulgoys.suuldaar1. Cid jillaafayn. 2. Hal godlan weydey suulka ka xirid si a…suuldaar1. Xiridda hal godlan weyday suulka laga xiro si ay u godlat…suuldaaranHal suuldaar lagu sameeyey ahaansho.suuldhabaalaynld suuldhabaalays.suuldhabaaleSuulka iyo fardhexaadda gacanta oo si xoog leh laysugu dhuft…suuldhabaaleeSuuldhabaale samayn.suuldhaboFar jaawin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms