Qaamuuska Asalka
suugo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Iidaan ka kooban, hilib, khudrad iwm oo laysku kariyey oo cuntada lagu darsado (siiba baastada).
Erayo la-mid ah
suugaan1. Hadal tix ama tiraab ah oo murti hugan. 2. Laan aqoonta k…suugaanleyDad suugaanta aqoon u leh.suugaanyahanQofka suugaanta yaqaan ama baara.suugeeCunto suugo ku darid.suugeysanCunto wax suugo loo yeelay ahaansho.suugeysashold suugeysad, suugeysi.suugeysnaanld suugeysnaansho.suugeysnaansho/dh ld suugeysnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
