Qaamuuska Asalka
suugeysasho
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld suugeysad, suugeysi.
Erayo la-mid ah
suugaan1. Hadal tix ama tiraab ah oo murti hugan. 2. Laan aqoonta k…suugaanleyDad suugaanta aqoon u leh.suugaanyahanQofka suugaanta yaqaan ama baara.suugeeCunto suugo ku darid.suugeysanCunto wax suugo loo yeelay ahaansho.suugeysnaanld suugeysnaansho.suugeysnaansho/dh ld suugeysnaan.suugeysoCunto suugo ku darsasho.

