Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sun

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Maaddo haddii ay jirka nafleyda gasho ama oogada gaarto loo dhinto ama lala bukoon karo; waabaayo.

Erayo la-mid ah

sunnee1. Wax sunno ah samayn. 2. Cunto ama cabbid in yar ka dhadha…sunniQof sunnadii Nabi Maxamed (n.k.h.a.) ku dhaqma.sunno1. Salaad aan faral ahayn oo ajar kororsi awgeed loo tukado.…sunsumidld sulsulid, susumid.sunsunWax badan aayar wada socosho. ld sulsul, sunsun².suntanWax summad loo yeelay ahaansho.suntanaanld sunta-naansho.suntanaansho/dh ld suntanaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms