Qaamuuska Asalka

sunsun

(-umay, -untay; -umi)
Falmg1

Wax badan aayar wada socosho. ld sulsul, sunsun².