Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

subax

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh (-xyo, m.dh) Qaybta ugu horreysa maalinta gelinkeeda hore.

Erayo la-mid ah

subaacDugaagga xoolaha cuna.subac1. Hab dad wada jiraa quraanka u akhriyaan, iyadoo midba mar…subag1. Burcad la shiilay caaneeyada laga saaray miidda ka soo ha…subagWax subag marin.subagleGeed dheer oo aan qodax lahayn oo leh dhacaan subag la moodo…subagmadoobe1. Wan weyn oo shan sano iyo ka badan gaaray. 2. Subagga lag…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms