Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

subac

(-cyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hab dad wada jiraa quraanka u akhriyaan, iyadoo midba mar aayad qaadanaayo. 2. Quraanka oo todoba meelood loo qaybiyey meeshiis.

Erayo la-mid ah

subaacDugaagga xoolaha cuna.subag1. Burcad la shiilay caaneeyada laga saaray miidda ka soo ha…subagWax subag marin.subagleGeed dheer oo aan qodax lahayn oo leh dhacaan subag la moodo…subagmadoobe1. Wan weyn oo shan sano iyo ka badan gaaray. 2. Subagga lag…subax/dh (-xyo, m.dh) Qaybta ugu horreysa maalinta gelinkeeda hor…
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms