Qaamuuska Asalka
soorgad
MagacLafdheeri
Macnaha
S. leh: qof had iyo jeer caato ah oo aan cuntadu hilib ku kordhin.
Erayo la-mid ah
soor1. Cayayaan duula, afar baal leh, duqsiga u eg wax yarna ka …soor1. Galley ama meseggo shiidan oo la kariyo. 2. Gasiin; cunto…soor1. Cid cunto iyo cabbid ku martiqaadid. 2. Wax si isla eg u …sooranWax si isla eg loo qaybiyey ahaansho.soore1. Qofka sooryada bixinaya. 2. Qaybiye; kalabbare. 3. Sinji …sooridld sooryayn, sooryays.soormaweydoXilli guga bartankiisa ah oo roob badani da'o.soornaanld soor-naansho.

