Qaamuuska Asalka
sooran
(-rnaa, -rnayd)Falmg4
Macnaha
Wax si isla eg loo qaybiyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
soor1. Cayayaan duula, afar baal leh, duqsiga u eg wax yarna ka …soor1. Galley ama meseggo shiidan oo la kariyo. 2. Gasiin; cunto…soor1. Cid cunto iyo cabbid ku martiqaadid. 2. Wax si isla eg u …soore1. Qofka sooryada bixinaya. 2. Qaybiye; kalabbare. 3. Sinji …soorgadS. leh: qof had iyo jeer caato ah oo aan cuntadu hilib ku ko…sooridld sooryayn, sooryays.soormaweydoXilli guga bartankiisa ah oo roob badani da'o.soornaanld soor-naansho.

