Qaamuuska Asalka
socodka-barawn
(fiis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Socodka hablaawaha joogtada ah ee saxarada maatarka (ugu dhawaan dhexroor 1æm ah) marka ay dul heehaabayaan hoor.
Erayo la-mid ah
soco/mg3 (-cday, -cotay) 1. (f.g) Socod samayn. 2. (f.g) Hadal l…socod1. Lugaha oo si isbada-joog ah loo qaado iyadoo meel laga dh…socod-iskudubbaridanSocod kaleedka saxar ama walhasho leh muuqaal-ka hireed ee q…socod-iskudubbaridan-oo-fududSaxar ama walax ee waxa ay ku socotaa socod iskudubbaridan o…socodsii1. Wax dha-qaajin. 2. La s.: wax xogtooda cid ogaysiin.socotoCid meel ka tagtay oo meel kale safar u aaday.

