Qaamuuska Asalka
socod-iskudubbaridan-oo-fudud
(fiis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Saxar ama walax ee waxa ay ku socotaa socod iskudubbaridan oo fudud, marka ay ku washato bar maguur, ayna raacdo xarriiq toosan. eeg socod iskudubbaridan.
Erayo la-mid ah
soco/mg3 (-cday, -cotay) 1. (f.g) Socod samayn. 2. (f.g) Hadal l…socod1. Lugaha oo si isbada-joog ah loo qaado iyadoo meel laga dh…socod-iskudubbaridanSocod kaleedka saxar ama walhasho leh muuqaal-ka hireed ee q…socodka-barawnSocodka hablaawaha joogtada ah ee saxarada maatarka (ugu dha…socodsii1. Wax dha-qaajin. 2. La s.: wax xogtooda cid ogaysiin.socotoCid meel ka tagtay oo meel kale safar u aaday.

