Qaamuuska Asalka
siyaasad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Hab maamul dawladeed oo lagu wado waddan gudihiisa ama dibaddiisa. 2. Laan cilmiga bulshada ka mid ah oo lagu barto hab maamulka dawladeed. 3. Basar; dhagar. ld siyaaso. siyaasad dhaqaale m.dh Barashada habka ama qaabka ay dawlad ku wadda ama ku dhista dhaqaalaha unmadda.
Erayo la-mid ah
siyaadWax xaddigooda kordhid.siyaadiWax xaddigooda kordhin.siyaadinld siyaadis.siyaadoInta ku kororta wax xaddi-gooda hore loo ogaa.siyaadsoWax kor-dhisasho.siyaakhadQalab ka samaysan macdan qaali ah oo ay ka mid yihiin dahabk…siyaalEreyga loo isticmaalay si loogu garto dhadhaabaha khafiifka …siyaara(Isbaanish) silsilad dheer oo buuro ah oo leh oogo aan sinna…

