Qaamuuska Asalka
siyaal
(jool.)MagacLafdheeri
Macnaha
Ereyga loo isticmaalay si loogu garto dhadhaabaha khafiifka ah oogada dhulka, oo uu ka mid yahay garanaytka qaaradaha hoostooda.
Erayo la-mid ah
siyaadWax xaddigooda kordhid.siyaadiWax xaddigooda kordhin.siyaadinld siyaadis.siyaadoInta ku kororta wax xaddi-gooda hore loo ogaa.siyaadsoWax kor-dhisasho.siyaakhadQalab ka samaysan macdan qaali ah oo ay ka mid yihiin dahabk…siyaara(Isbaanish) silsilad dheer oo buuro ah oo leh oogo aan sinna…siyaaro1. Booqasho cid loogu tago. 2. Xus qof dhintay loo dhigo oo …

