Qaamuuska Asalka
sixirfuryee
(-yeeyay, -yaysay)Falg2
Macnaha
Cid sixir ka daaweyn.
Erayo la-mid ah
sixinBurcad la shiilay subagga saafiga ah oo ka soo baxa.sixirFarsamo ku dhisan aqoon qarsoon oo la moodo in ay saamays we…sixirNooc siilaanyada ka mid ah oo dusha ku leh midabbo.sixirCid sixir wax ku yeelid.sixirfurDaaweynta cid sixir laga daaweeyo. ld sixirfuryo.sixirfuryo1. Waxyaabaha lagu daaweeyo sixirka. 2. Siyaalaha sixir loo …sixirrowQof sixirka yaqaan. ld sixiroole.

