Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sixir

MagacLafdheeri

Macnaha

Farsamo ku dhisan aqoon qarsoon oo la moodo in ay saamays weyn leedahay oo cid wax lagu yeeli karo; falfal.

Erayo la-mid ah

sixinBurcad la shiilay subagga saafiga ah oo ka soo baxa.sixirfurDaaweynta cid sixir laga daaweeyo. ld sixirfuryo.sixirfuryeeCid sixir ka daaweyn.sixirfuryo1. Waxyaabaha lagu daaweeyo sixirka. 2. Siyaalaha sixir loo …sixirrowQof sixirka yaqaan. ld sixiroole.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms