Qaamuuska Asalka
siriqsanaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld siriqsanaan.
Erayo la-mid ah
siriqQool xargaha iwm loo yeelo oo markii la dhufto isku roora.siriqIl xarig isku roorid.siriqsan1. Wax dhuunta xarig looga rooriyey ahaansho (nafley). 2. Xa…siriqsanaanld siriq-sanaansho.siriqsoXarig siriq u yeelasho.sirirNafley la ceejiyey wareerka iyo xanuunka ka gaara ee ay la i…sirir1. Nafley suuxid. 2. Nafley ceegsamid.siriri1. Cid suuxin. 2. Cid ceejin.

