Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

siriqsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

1. Wax dhuunta xarig looga rooriyey ahaansho (nafley). 2. Xarig siriq leh ahaansho.

Erayo la-mid ah

siriqQool xargaha iwm loo yeelo oo markii la dhufto isku roora.siriqIl xarig isku roorid.siriqsanaanld siriq-sanaansho.siriqsanaansho/dh ld siriqsanaan.siriqsoXarig siriq u yeelasho.sirirNafley la ceejiyey wareerka iyo xanuunka ka gaara ee ay la i…sirir1. Nafley suuxid. 2. Nafley ceegsamid.siriri1. Cid suuxin. 2. Cid ceejin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms