Qaamuuska Asalka
siiban
(-bmay, -bantay; -bmi)Falmg1
Macnaha
Wax la siibay noqosho.
Erayo la-mid ah
siibLaba barshin oo caw ah.siibQodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid.siibafk. Gaar ahaan. Tus. “Cali wuu hadal badanyahay, siiba marku…siibadDayr; heeraar.siibashold siibad¹.siibnaanld sibnaansho.siibnaansho/dh ld siibnaan.siiboQodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo bax-sasho.

