Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

siibad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dayr; heeraar.

Erayo la-mid ah

siibLaba barshin oo caw ah.siibQodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid.siibafk. Gaar ahaan. Tus. “Cali wuu hadal badanyahay, siiba marku…siibanWax la siibay noqosho.siibanWax la siibay ahaansho.siibashold siibad¹.siibnaanld sibnaansho.siibnaansho/dh ld siibnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms