Qaamuuska Asalka
sibbi
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Silsillad dahab ah. 2. Kuul leh midab ka kooban dhibicyo madow iyo caddaan ah oo haweenku qoorta ku xirtaan.
Erayo la-mid ah
sibbaaqRinji dharka la geliyo.sibbaaqWalax lagu midabeeyo dunta, maaska, iwm. Sibaaqyada badankoo…sibbaaqDhar iwm midab u yeelid.sibbaaqanDhar iwm wax midab loo yeelay ahaansho.sibbaaqnaanld sib-baaqnaansho.sibbaaqnaansho/dh ld sibbaaqnaan.sibbaaqoDhar iwm midab u yeelasho.sibbaarCid daryeelid; cid taakulayn.

