Qaamuuska Asalka
sibbaaqo
(-qday, -qatay)Falg3
Macnaha
Dhar iwm midab u yeelasho.
Erayo la-mid ah
sibbaaqRinji dharka la geliyo.sibbaaqWalax lagu midabeeyo dunta, maaska, iwm. Sibaaqyada badankoo…sibbaaqDhar iwm midab u yeelid.sibbaaqanDhar iwm wax midab loo yeelay ahaansho.sibbaaqnaanld sib-baaqnaansho.sibbaaqnaansho/dh ld sibbaaqnaan.sibbaarCid daryeelid; cid taakulayn.sibbi1. Silsillad dahab ah. 2. Kuul leh midab ka kooban dhibicyo …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
